Shirkii Dhuusamareeb oo saaka dib u bilowday iyo Axmed oo lagu soo celiyey

Shirkii Madaxda DF iyo Dowlad goboleedyada ayaa dib uga Furmay saaka magaalada Dhuusamareeb iyadoo ay dhamaan madaxdu u dhan yihiin sida wararku nagu soo gaarayaan. Madaxwaynaha Puntland Siciid Dani ayaa ku guuleystay inuu shirka ku soo celiyo Madaxwayne Axmed  Madoobe oo ma maqnaa shirkii xalay. Inkastoo ay wada joogaan madaxda Soomaalida haddana macnaheedu ma ahan … Continue reading Shirkii Dhuusamareeb oo saaka dib u bilowday iyo Axmed oo lagu soo celiyey